VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hamdi - Lyrics

haduusan caashaqu indhigihiyo wadnaha bidix cad kabaxay aheyno nafta cala laguu sudhay caqligiyo dareenkiyo kaa tuban calooshiyo carabkayga hadalkiyo codka kuma nugadee curdii aduunkaa cisaad iga mudnaato cidkastaan kaa jecelahee haduusan caashaqu culimadii jaceylkiyo sidii cawka ookale caabuqiisu igu noqon carigaynu joogniyo caalamka oo idil cishadii timaadaba cabashada ma daayee carabkayga hadalkiyo codka kuma hilaadee curadii aduunka cisad iga mudnaanto cidkastaan kaa jecelahye
Queue is empty
-- / --