Heesta Awdal - Lyrics
Dallka oo barwaaqa ah
Ay beeshu nabad tahay
Ayaan awdal booqdee
Ka bilaabay dila oo xariirad
Iyo boorame beryo aan la
Joogee X2
Baradii aqoontoo dhulkii
Lagu yaqaaniyo taariiqdii
Bari hore saylac buug
Ka sooqoro X2
Aan garyaadna siimaro
Bankii daawasho utago
Iyo meelo fara badan
X2
Ubaqoola dabadeed
Dhulka beeralayda ah
Awbariyo harawiyo
Dharwanaaje beegsado
X2
Balwadiyo ciyaaraha ay
Barbaartu tumayaan
Ana xiiso bururkii
Burhaantayda kiciyaa
X2
Batarkana la iitumo
Boholyow ideen lahaa