VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacalada - Lyrics

ha gil gilin jacaylkoo ha ka tuurin gabi dheer nafta lama gu haadshoo lama gaba gabeeyee gudcur lalama aadoo lama galiyo noloshee waa lakala gar qaataa lama lumiyo gacalada lama gubo jacaylkoo lama galiyo halise gunta lagama jara oo geed la hadhsanaaye
Queue is empty
-- / --