VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanaanka - Lyrics

waayahan ilaah ku siiyey habsamida socodkaagana hubqaadkaagu waa idiley amar waan ku qabaa qalbigaan kugu hayaa niyadaydu waxay ku raacdey aamiiin khayr lagu duceystay kastum wali shamiibin amaan saqda dhexe hiirtaanyo lasexan waayey hortayda markaad timaado miyaad ila hadaf tidhaahdo haasaawaha ila wadoo hafeefda nabarkayda idhayaysaay halkii bugtaa bogson
Queue is empty
-- / --