VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kasdaran - Lyrics

kalgacalkaan qaasee dhakhsa ii kadiyaa buuraha isoo maree iskadaa kulaykiyo hadalkaa xanuunkiyo igu sii krdhinaye adiguna ducowday aad iikaadin weydayoo aan usamir dayoo kolkoolin taydiyoo sidaan kuugu fududahay kibirkaba ka qaadee ka dagaykaramaada naftaan kuugu sheegee
Queue is empty
-- / --