Heesta Maahir - Lyrics
Heedheh Maahir geeloo
Howdkii maleegoo
Maraageedii guratoo geesi
May racayoo muuqeedu
Wacan yahay
X2
Ee maydhaqeedii wax u maydhinaayoo maqaar
Saarka dhabiduna miskuhu
Ay ka da'ayaan X2
Ee mudanaheediyo
Martidii timaadaba
Hadba idin maqan
Loo midig salaaxaa X2
Arooriga milaanoo
Baahidu ka maqan tahay X2
Heedheh mooda
Galabeed daruuruhu
Midab lasaariyo makay
Magooshoo maanka
Iyo tigaadii isha milic
Sanaysaay x2
Munaay waxad tahay
Taan mahadinaayee
Muuqaalka aragtida
Naftaad muxiba galise
X2
Mahuraanku waa madal
Labadii mataanee aroos
Loo mash xaradiyo maxfal
Loo sameeyaa X2
Kala maarmin baan nahee
Adiguna hamoogaan X2