VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qadarin - Lyrics

sida aniga aan qabo oo aniga aan qabo quruxdii aduunyada qaadir kugu manaystoo qaryniyan hablaha kacay waad u qaayo wayntahay qalbigaa ku raacoo laabtaydaan ku qorantoo kaa quusan maayee quruxdaydiiyey marwo qaaliyaad tahay qaaradaha aduunyada qofba kii qadariyoo naf laqaybsadaayoo kuu qiray wanaagee qaybtaada iga hoo qawlkaaga wacanbaa qalbigaygu raacoo qiimaynta aadmigu ay kugu qadirayaan huuno macaan qaalibaad tahay qiiradiyo dadnimadaan kugu qaatay anigoo qayrkaa aad ku dhaaftoo qaabkiyo habsamidaan deeqaan kugu jeclaaday qalbigaa ku raacoo laabtaydaad ku qorantood kaa quusanmaayee quruxdaydiiye hani marwo qaaliyaad tahay sida roob qayaadoo qardho iyo nugaal helay geeluna qayaas li i looqaaday gaawaha sida loo qadariyaan ana kugu qabooboo qawlkaaga wacanbaa qalbigaygu raacoo qiimaynta aadmigu ay kugu qadariyaan huuno macaan qaalibaad tahay
Queue is empty
-- / --