VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Sida lebiga Lyrics

sida sida sida lebiga how doo
laamihii ka howreen
ama muuqa luul kiyo ubax laacayaad tahay x2

luqunta cabaadh yaha rabi kaaga laastiyo laaf yaha garaaraha markaad lagac kasiisid x2

laqan yadii jeceel kaan la liic liicayaa laab taydii qaadee
miyaan xalay xalay xalay
hurdaba laday x2

laxaha kor koodiyo xidigahaan la luloo laydhaa isidatee

haa sida sida sida aan u laab kacay ama iigu laran yahay
haa kuma ladin jeceel koo
waygu laakimoon yahee x2

dumar waa lugooyoo
nacas iyo nin liitay
layr iyo dabayl leexada ku kiciyaan x2

adoon laymo laymoon
isku qarinin laamaha
ana laaca iidhigin x2

hadal waa waa lilaahiye
dhibka aynu luminoo
libta aan haleelee
laqan yada iga saar


Lyrics by: abdirisak99
loading..
-- / --