VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida lebiga - Lyrics

sida sida sida lebiga how doo laamihii ka howreen ama muuqa luul kiyo ubax laacayaad tahay x2 luqunta cabaadh yaha rabi kaaga laastiyo laaf yaha garaaraha markaad lagac kasiisid x2 laqan yadii jeceel kaan la liic liicayaa laab taydii qaadee miyaan xalay xalay xalay hurdaba laday x2 laxaha kor koodiyo xidigahaan la luloo laydhaa isidatee haa sida sida sida aan u laab kacay ama iigu laran yahay haa kuma ladin jeceel koo waygu laakimoon yahee x2 dumar waa lugooyoo nacas iyo nin liitay layr iyo dabayl leexada ku kiciyaan x2 adoon laymo laymoon isku qarinin laamaha ana laaca iidhigin x2 hadal waa waa lilaahiye dhibka aynu luminoo libta aan haleelee laqan yada iga saar
Queue is empty
-- / --