VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamar - Lyrics

arligeygoow haben iyo dharaar waxan hiranaya muqdishadii haboonayd xamar caruurtii dalkaygoow xamar xamaroo hagaagtoo dadku wada tasheeyaan uga dan lahaaye eebow alahayow arligayga ka yeel hiyigay kacooo hawadeeda xamar ma hilmaami karoo dushay iga huwan tahee xamar iyo wada jiroo hawl wadaagneee dhalinti haboonayd samahawacnayde hidihii iyo dhaqankii an wada dagnee eebow alaayow arligeyga ka yeel
Queue is empty
-- / --