VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta aragsan - Lyrics

araga quruxiyo il qabad aqliga fahankiyo talada adaa idilkood hablaha anshaxa u sitoo dhaxlee anoo inyar kuu jiraa indhuhu kuu xiisayaan adoon macan iga fogayn ayuu ku tabaa qalbigu adaan aragsaneey marka aad aqalkayga timid aduunba isasiiyayoo is idhi ifka waad hantiday ducada rabibaa aqbala amuurtana nagu xiftiya amaan dumar dhinac walbaba aday kugu idishehe inaad ubad ii dhashoo aduunka intaan jirana adiguun kaasoo ag kacoo uunbaa duco iigu filan
Queue is empty
-- / --