VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Asluubsan - Lyrics

adaa edebiyo aqkhlaaq le adaa quruxiyo ilwaad le adiga adaa anshaxiyo asluuble ugaas dhaqanloo amaan le afkiyo ku abqariya diinta alaylahe adaa ahaaday adaa dabci iyo wanaagle adaa carfi iyo udgoon le astaamaha gaari adaa le adaa deeqsiyaw dulqaad le adaa garawshiyo aqoonle astaamaha gobi ku faanto hadaan aragtida markiiba indhahu soo jiidan muuqa inbaa dhiman qurux haweene dhamaystiraneey asluubsan hadaan garta odayadeeda ayaa naqay loogu yeedhan inbaa dhiman geesi wiile asteeyoo garasho dheer adaa asturnaan dareenle adaa dawo iyo dabiible deeqaay adigaaa dookhloo ishaaran adaa diricoo hab dhaqan le adaa dugsi iyo daryeel le asagaa adaa ka sheegan amaan adigaa mutaystay ogaalkay adaa haweenka intaan hubo hubo ugu horeeya adaa adaa dar alle i deeqay adaa muuqiyo iimaan le adaa dadnimo iyo hubaal le hadaan aragtida markiiba indhahu soo jiidan muuqa inbaa dhiman qurux haweene dhamaystiraneey asluubsan hadaan garta odayadeeda ayaa naqay loogu yeedhan inbaa dhiman geesi wiile asteeyoo garasho dheer
Queue is empty
-- / --