VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan badniyay - Lyrics

yartaan la asqoobeey ilwaad quruxdeeda abuurta wanaagsan yartaan lagu haysan itaalkiyo jooga astaanta hubqaadka yartaan ashqaraaray iftiin dhabankeeda yartaa anfigeeda ishii bogataaba ayaamo ku joogto ayaan badniyeey ILAAHII isiiyay ayaa mahadaa leh yartaan amakaagay ugbaad sharafteeda yartaa aynigeeda ku dhaaftay asluubta ixsaankiyo diinta yartaan ixtiraamka afkeeduba gaadhin insaanka a jooga yartaa aqligeeda aduunku layaabay aqoonta garaadka
Queue is empty
-- / --