VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta bidhaan qurux - Lyrics

dartaa bohol yawga miyaan ka baxaa bildhaan qurux awgaa miyaan bad qaba bogaygu jacaylka miyuu ka bogtaa beerkayga xasuustu miyay ka ba daa bilaay kalgacaylka adaa bud dhigee arbaayo dhankaaga bal iinta ka dhawr caashaqa bilicdiisa adaa i baree si aan u baxnaansho badh kayga isii kolkaan ku bartaan barwaaqo helee ala dhalyahay boqortooyo adaa iga badan badhbaa ku tabaysa kuu baahi qabtee baan baani quluubta basaastay dartaa
Queue is empty
-- / --