VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calmasho - Lyrics

Cal cal iyo xareed Carisada banaan Ceegaagta oo Cusub iyo cigaad Kala ceenidiyo UBax wada cudama cimilyahay adaa Adaa caynaddaa Ildheer caradoo Cagta kulanay baa Calmasho iyo jacayl Curisay haboon Kalgakacaylka culus Ciirsigiisa noqon Hana igu cidleen Cilciloowga wien Cirka oon lahayn Caad iyo daruur Dayax la i cartiyay ???? Nuursida cigaad kaaga dhigay carshiga Adaa caynaddaa Ildheer caradoo Cagta kulanay baa Calmasho iyo jacayl Curisay haboon Kalgakacaylka culus Ciirsigiisa noqon Hana igu cidleen
Queue is empty
-- / --