Cal cal iyo xareed
Carisada banaan
Ceegaagta oo
Cusub iyo cigaad
Kala ceenidiyo
UBax wada cudama
cimilyahay adaa

Adaa caynaddaa
Ildheer caradoo
Cagta kulanay baa
Calmasho iyo jacayl
Curisay haboon
Kalgakacaylka culus
Ciirsigiisa noqon
Hana igu cidleen

Cilciloowga wien
Cirka oon lahayn
Caad iyo daruur
Dayax la i cartiyay
????
Nuursida cigaad
kaaga dhigay carshiga

Adaa caynaddaa
Ildheer caradoo
Cagta kulanay baa
Calmasho iyo jacayl
Curisay haboon
Kalgakacaylka culus
Ciirsigiisa noqon
Hana igu cidleen

Exit mobile version