VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cidla hasacab tuman - Lyrics

cayn kastood aqoon iyo cilmi badan u leedahay imisaa culuuntiyo casharada badh kuu hadhay cid kaleeto kaa Jira camalkaad samaysiyo caqligaaga ha u bogin caku ilaa laguu qiro ha is cajabin adoo qudhi cid kaluu ku wacanyehee inay calan ku saartee ha isla cararin adiguyoo cidla kali sacab ha tuman qofna cawlanaantiyo wakhtaa ciilay ha u nicin midna cuud uu haystiyo ha u cisayn had iyo jeer calafkaaga qoran iyo wixii caadil kuu qoray cisho seegi mayside si xun ceeshka ha udayn magacaagu ceeb iyo yuu ku noqon xumaan caan waligaa ha caasiyin calmashada dareenkiyo cabashada qof kuu nugul caashaqa tix galiyoo nafsina h u culan dhiil
Queue is empty
-- / --