VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta cosob - Lyrics

ciidii guduudnayd dalkii bulaaliyo caafimaadka jarareed cosob yaa kumariyoo carigoo bar waaqa ah cuudkuna inoo dhalay dhiilkoo la culay caano kula wadaagtaa cudur kuma haleelee cisigiyo dadnimadiyo asluubaad ku caantahay curad gaariyaad tahay carfoontahay ceeb meelna kuma lihid ceelkii wal waaleed caradeena yocobta le cubankiyo hareeriga caadiyo wardheer yaa cagaha kuu dhiga casar dheerna gaafoo cudooneey ku mariyoo cagaarkeeda nuurka le ciyaar kuugu tuma buuhood
Queue is empty
-- / --