VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadkoo nacas - Lyrics

dadkoo nacas igu ogayn marban qaataa dulmiga marbaan doqon liita iyo nolosha matalaa dabaal waayah unoqdaa daciif danbaan leeyeheemarbaan dadnida wacan muujiyaa danbiga qofkaleeto galoo dhagtayda marbaan sudhaa dulqaadka oonsocdaa marbaan marbaan damacayga iyo dareenkayga qarshaa ayaamaha daalka badan marbaan dalbaa adayg wakhtiga wakhtiga daba luudiyaa dunida malmaan karhaa daqiiqado waan farxaa dharaaraan diif mutaa xaaldoodaa nolosha baas anigoo dagayban arkaa duruufta marban nacaa daryeelka marbaan tabaa ifkaba doorkaan mudaan marbaan doonaa wacnaan
Queue is empty
-- / --