VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta damiir - Lyrics

inanyahay dookh iyo kalgacal ayaa igu kaa daroo dushaa kaa eegan jiray dumarna wan kaa jecelahay inkastoon doonis iyo jacey dab iyo baar yihiin hadan dirqi kuma hikado haday naftu diidan tahay adaa goor iyo habeen dareen kay kula jiraa dantaydiina baylahshee macaan ha iidarnaan adaan kaa daba djacee anoon kuu dayrinayn sikale kuu diidanayn diyaar uma ihi hada inaan kula daadahshee daydayo meel kale miyaadan jidh dubaaxsha iyo lahayn damiir iidamqada dadnimo kugu leexsanayn inaba iidiir naxayn dawo weerer ja iyoo aduun waa is daba maraa haduu kula dagay wakhtigu dan iyo heelo kaama lihi dunidu waa ayaan qudhee armuu nabsi kula darsaaa intuu ingahaaga dago adoo la irdaran jaceyl hadhow aan ugu dagtaa dareenkaygiyo qalbiga wuxuu igu daray mid kale inaan kugu soo gujiyo marnaba dabax ha iga filane daydayo meel kale
Queue is empty
-- / --