VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaliil - Lyrics

dadkii i dhaliili jiray hadaan iska dhicinaya dhexdeena kuwii ku jiray dhooshan u cadaynaya dhibkeena kuwii necba dheefban u rajaynayaa midaan dhallandholaye hadaan dhulka qabanaya hadaad dhinacayga timid dhabbaan u xadraynayaa dhaaxan rajo naaile haadan dhaantaynaya sida qalbi i dhaydaan dhaawaca ku iloobaya sida iigu dheertahan dhab kuugu heesaya haadana ku dheelahayn naftaan kuu dhiibaya haadanad dhibeyn mar qudha dhabtaan kuu saaraya hadaad dhinacayga timid dhabbaan u xadraynayaa dhaaxan rajo naawile haadan dhaantaynaya
Queue is empty
-- / --