VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhool bari - Lyrics

dhamays dumar dheeman quruxlaay dhalaal badan dhowrsan edablaay dhiga sharaf dheer haweenkaa dhalilay dhaqan gobadli hooyadii dhashay kay kashooda dhigtaay saamiyay dhalad iyo dhuxa taha yiyio dhabtii bari iyo dhugaa tahayoo dhulkii udugaa dhabtii nuurise dhankaad jirtidban uso olalaa dhaameel baxay ubax kolkuu dhigay xareedii dhanka jirta taan ku dhaata i deeja jacayal dhikeeya i diiliyo udub dheexaaday saamiyay dhalad iyo dhuxa taha yiyio dhabtii bari iyo dhugaa tahayoo dhulkii udugaa dhabtii nuurise dhankaad jirtidban uso olalaa
Queue is empty
-- / --