Heesta Duufaan - Lyrics
Wixii adiga kuu daran
Ninka ay damqaysee
Nadalkoodii deeqsii
Kaa duraamanaayaa
Anigoon dareen qabin
Haddii la ina kal dilo
Duufaan ku qaadiyo
Waa sahal dabayshuyee
Ayaan daadku kula tegin
Waan daalayee
Ha ii darnaan
Nabar doog ahaa baad
Qoloftii ka diirtoo
Damqaday xanuunkaba
Waxaa igaga sii daran
Anigoon dareen qabin
Haddii la ina kala diloo
Duufaan ku qaadiyo
Waaa sahal dabayshuyee
Ayaan daadku kula tegin
Waaan daaaalayeeee
Ha iiii darnaaaan.....