VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fahan inaan ku jeclahay - Lyrics

inanyahay ful ubaxiyo fal onkaday la moodee filkeed qurux u sidataay eegmada faduushiyo tan fariinta caashaqa faraqbaa u dhexeeyee indhahaygan fiirada la fogaatay daymadu sida filin la daawada kula faqa anoon hadal dhaayahan u feejigan filsan dhugashadaada fasiroo jaleecadayda fahan inaan ku jecelay cishqigaagan igu fiday dadkii iga faquuqyoo fikiroo walaacoo niyadii fayaw iyo taan jacayl fadhiistaa kala faracsanaadee sidu ii faruur xidhay igu faro adaygoo fili maayo keenada inuu iga furaayee
Queue is empty
-- / --