VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gob xafuun - Lyrics

waa xaruuriyad la xaqdhaweriyo laabta xuunshada oo xabiib adag waa gob xaafoo xeebta lagu habay oo xishood badan dhashii xaramkiyo waa xadaariyad xidigtii bari xulkii baargaal gaari xilasho leh maan xasilisaay oo xaliimooy xiiso galisaa xaqiiq waa tahee ifka xero nagi iigu maal xoor XAAKIMkuna naar kaa xoreeyoo xisaab li'i noqo waa xariir iyo xuural cayn dumar waa dhir xaysliyo cirkoo ubaxyo le xanta may baran xiqdi kuma jiro xinka kuma korin mid xumeeyay xaal marsiisaa xaasidnimadana way ka xalantay
Queue is empty
-- / --