Heesta Hablaha muqdisho - Lyrics
habalaha muqdishiyo
magaalada xamar
hablaha milgiyo
meeqaamka cabo
hablaha masabkiyo
maamuska sharfiyo
hablaha muuqiyo
muunada lagu saday
hablaha midab wacan
mawle ku galaday
hablaha milicsiga
indhaha u macaan
hablaha magaca iyo
guusha mudan kara
habalaha nimankiyo
muhashada tirin kara
hablaha murugiyo
macadha tirin kara
idinkaa markastaba
amaanta gurtee masada
ma ladee gudoona murtida
habalaha muqdishiyo
magaalada xamar
hablaha muuqioy
malyuun quruxda
hablaha ugu mudan
marley dunidaba
hablaha maniyo ubax
magooliyo u dhigan
hablaha mas ciideed
mariinka u xiga
hablaha nin martaa
masuulka u ragoo
hablaha magaca iyo
guusha mudan kara
habalaha nimankiyo
muhashada tirin kara
hablaha murugiyo
macadha tirin kara
idinkaa markastaba
amaanta gurtee masada
ma ladee gudoona murtida