VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hadhuub caashaq - Lyrics

hamuunbaan kuu qabaa intaa waan ku haybiyaa habooneey caashaqii hadeeruu igu habsaday halista hankiyo qalbiga ayuu iga hawlayaaye halbawlaha dhiiga haba wuxu ka hugmaa wadnaha inuu halis yahay jacayl abwaanadu heesa iyo ku sheegeen maanso hore waxay ii hagaagi lahayd dhibtuna iga hadhi lahayd adoo ii hagar baxee haruub caashaqbaan sidaaye ismahaan iisoo hanbayn adaan kuu hayaa wanaag adaa hanaqiyo laabtiyo halkaan u nuglahay ku yaal adaa hadhsadoo hantiyay adaa iiga dhigan hilaaciyo daruur igu hoortayo adaan hablahaba dhamaan aan kula hayaa inuu hiirtaanya iyo hafeef leeyahay kalgacal horaa loo yidhi midaa
Queue is empty
-- / --