VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hanasho - Lyrics

haween taan kala baxee hablaha ka tilmaantayee hiyigu tuu igu daraay mudaba ku hadraayaye midii hodan looga dhigay haybad qurux iyo wanaag lahayn hagar daamadee hirgali hodaneey hirgali hirgali caashaqa godladay halyeey aan raga kala baxow hanadkii aan goobayow naftaa kugu hawlanoo inaan ku hantaan rabaa hoodaan aan kuu gu iniyo hogasho wan inoo dadee macaan aan wada galnee ihano waan kaa helee ihano cabdow wan ka helee hurda taan uga go ee hariyo jiifka uga tagey halbolaha dhiiga iyo wadnahaan hoy kaga dhigay adaa hadhsadoo hantiyey hareeraha beerka iyo hawadu meehsay martee hirgali hodaneey hirgali hirgali caashaqa godladay mudabaa kaan haybiyee nafta uhibeeyayoo hawraartu way iga dhantee hadmaan hoy galnaa adaa isku kay horoo rutii haybad kuunoqdee hamiga ku kaybiyee ihanoo ihanoo ihano cabdow waan kaa hele ihanoo ihanoo hubaal wan ka helee
Queue is empty
-- / --