VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanka ruux - Lyrics

hal ka dooro gacalada geeda waaqa himilada hindisaha ka dhigo guri horumari xul gudashada aragtida hayaan gali hadrashada ka dhowroo ha go doomin hibashada habashada ha gaagixin ogow nolosha kii gaya nafta hoodhe tii jecel hanka ruux u goo qudha nafta hoodhe kii jecel hanka ruux u goo qudha ku hab laabta caashaqa oo gaga xiisaha la dhisoo xalaalo inaa sugi weydee hubsashada ka dhigo xeel kalgacaylku waa hadhee haye noqo la jecel yahee dareenka ku hagayana uu hanbeega kula jira
Queue is empty
-- / --