VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hargaysa - Lyrics

mudaneey hargaysaay meel nabad ku caanoo qurux lagu manaystaay ma ogtahay abwaanaa murti kugu amaanoo kuu mariyay heese hawadaada malabkiyo buurahaa magoolka a noolihii mar eegaa wuuba kugu mabsuudaa marti soorka deeqaay maatidana gar gaaray magantana daryeelaay madashii xoriyadaay marna kuma ilaaboo maan kaad ku dhigantee magacaagu dheeraa
Queue is empty
-- / --