VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haween - Lyrics

hadii gabadh khayr qabtiyo haween gaariya nin helo faaraxow adigaa gob iyo dhalaal badan guri la dagay inaad gaf ka dhawrta oo gacalo mooyee ku odhan kalaam geenyada dhibaan go'aan iyo talo ka dhigee guurkiinuu mid khayr ahaa hoygii aad aqal gashaanbaa ahaa mid halyeey gobiyo gabdho aan xumaan aqooniyo garaado ka soo baxaan halyeey weeyaan kartiyo golaha maamuus u yaal faarax waa geesi oo soomaaluu geesi u yahay sagaleey gacalbaad hesheen oraahda gubaysa iyo gacale ugu yeedh in badan
Queue is empty
-- / --