VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hinqashada daraadaa - Lyrics

nafuu helay nafoo hali jacal habaya dhiigeyda hiigiyo naftaad hanadaba hanatay maankeeda oo adiga ku heelan baa heeso ku tirinee nafuu hayo hilowgii kaclgacal hibashadeydii dheh hawaawigoo naftuu daashado doonta hadalkaaga ayaa halsta awgaa hurdiyo hakah odhan jiifeeye adaa ku halan halay sidii hooyo ubadkeede adigaa hubanti cihqigan kuu hayaa badane hadmaad heli naftadoo hantoo nolo ku haasaawi nafuu hayo nafoo hagayo oo caashaq hibanaysa nafaan taqaa awgeed xubigaan heysan karin weyday oo adiga hiil kaa rabta haatan ku nugulee hinqashada daraadaa maftaan huguta leylkii dheh hawadiyo naftaan heega sare samada heehaabtaa ayaa haybiskaagiyo intaa doonta helistaada
Queue is empty
-- / --