VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ikraan - Lyrics

arkaa yartu waa ayaan dhalad indhayaa dhibtay waa iftiin baxay fiirshay qoftu waa ehlu sharafo allaylahe waa midan rabaye sidii ubaxay udgoon tahaye sidii laydhay arwaaxtahayo aniga huba waa istaahilay hoyadii dhashaybaa amaan mudan aabahii koriyaa u hakar baxay asluub dhaqanlay kusoo ababto ikraan runtii waaba oon tira ee abaal qof galaybay u tahay kow ishii qabatay u tahay doog uurki tabaybay u tahay dawo ikraan nin helaa ayaan badan indhul aaran bay kuso ababto nugaal oo idilbay astaan u tahoo ilwaad quruxla illah u dhasho indhaha kulay afaad tahay hoyadii dhashaybaa amaan mudan aabahii koriyaa u hakar baxay asluub dhaqanlay kusoo ababto ikraan runtii waaba oon tira ee
Queue is empty
-- / --