VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta jacayl dadku ma udhintaa wali - Lyrics

ma dhabaa jacayloo intuu dheefta kaa jaro ma xanuun ku dhibayaa dhaqtaradu masheegaan ruuxa uu ku dhaca oo dawo la isku dhiibiyo dhayitaan maleeyahay boodhari inuu dilay batalaale uu dhigay dhakray waa la sheegee dadku ma u dhinta wali ma dhabaa sidii cudur intuu dhiiga kaa jaqo inuu kuu dhameeyoo dhag ka maalka mooyee ruux dhaaya saariyo lama arag qof dheehdee dhankeebuu ku noolyahay
Queue is empty
-- / --