VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaaba caashaqa - Lyrics

Kaala kaala kaaba caashaq Kaar daweeya kor haweenka Kaalay kaalay Kuu hilooboo kuma huraaye Kashkiyo maankiyo kaafisay laabte Kalmadaadu way i deeqday Kulanka maanta waan ku farxay Faceed/cii ka roontaan/kaan kali jeclaayey/yow Is keen isukeen keen aan wada kifaacnee Kaalay kaaba kadeedka reeba Kulayl qabooja kaskayga deeqa Kamuun agtayda Kumana qayrkaa kaftan ka diidee Kobci jacaylkaan karaar ka qaatay
Kaaba caashaqa
-- / --