Kooto kuugu xiray maanka
Kugu iri iwada qaado naftan
Oo cid kale diiday kaligaa
Kuwada siiyay x2

Kasban wayday mad yeelan
Kabad siisay been miiran
Ruux kugu kalsoonaatay
Run ushergi kari wayday
X2

Karaamada markad laashay
Kaaftoomay waan maarmay
Kaasaaray maankiiye kor
U hay jacayl kaaga x2

Anigoo ku kool koolshay
Kaala baxay aduun koodhan
Waji karah leh mooyaane
Kadeed iyo dhib mooyaane
X2

Kaftankii markaan waayay
Kulan farax leh aad diiday
Anigana dan baa keentay
Inaan kaa tirtiro maanka
X2

Karaamada markad laashay
Kaaftoomay waan maarmay
Kaasaaray maankiiye kor
U hay jacaylkaaga x2

Exit mobile version