VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kugu doorsan maayo - Lyrics

dabiibay maan daweeya daryeelay ruux dayoobay inaan hurumar daneeyo dugsiiya dhaxanta dayra nimaan diidayo fopgeeya dadaalaay ceeb daboola anoo qaldamay dul qaadata gob badan samaha doona darajadaydaay libta kenta hadu tabo adiga kudheerahay' adoo iidiran ideeqaay sidii damal iihareeyay haween kugu doorsan maayo habeen kula doodi maayo walee ku dagaali maayo dulmina kuu quudhi maayo qof daacada oon daneeyo qof iidiran oo idiiran qof aan ku dagoo ideeqday dabeecad sanoo dun fiican dareenta waxaan dan moodo qof diinloo xuma diida dirkii janadeen la doorta dadkii samhehee dadaalay kugu daabacoo kuugu duugay kugu dayray adi laabku doontay
Queue is empty
-- / --