VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kun jeer - Lyrics

dhaxaan gaadhkiyo xanuunka jacaylkiyo kali ahaanta is kaashanaynayoo samraynay kalsoonina hiil bidaynay kadeedkii wuu dhamadaay kolkeeniba la gaadhay koolkii farxada bilaabmay nuurba mugdigii kaxeeyay riyadii waay kaamilowday kalaamkii wuu dhaboobay kaliyo laab farax aduunka aday dadku kuu kaceene kun jeer qosol maalintaada dhaaya kulaankaga doona nafbaa kaftaankaaga u xiista kashkiyo maankad ku taalay ayaa qira kaalintaada inaad tahay kaaha nuura kunbaan ifka laygu kaabayn kasaay garashadu hagayso dhismaha sow kuguma dooran riyadii waay kaamilowday kalaamkii wuu dhaboobay kaliyo laab farax aduunka aday dadku kuu kaceene kun jeer qosol maalintaada
Queue is empty
-- / --