VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta La aan tagay - Lyrics

inkastoo da ada ka cugtoo ka calmaday uunka inkastoo qalbiga ku culoon ka dalbaday ciirsi oon cadkayga kuu haysta iyo cududa ruuxdayda cisho qura adan eray itarin ciidan kale daaye sidad iigu culustay hadan ku cajabin wayay oo caashaqan ku bandhigay kuu cuntami waayey lama cuno aduunyada waxaan calaf ku siinayna ku cugtaye nasiibka rajada caawin garan waayey inan ceesha wadaagnaan jeclaa wada cawaynaaye caynkan danayn jiray hadaan calafku ii yeelin casriga israac doonino aan ku ciil bixiyee ha cidloonin dabaday walal ceeb laan tagayee curub yahay anoo ku qirtoo caashaq ku qaasay ku cadeeyay xaalkayga oon aanan ka qarinin codsigayga adigan ii tixgelin oo i caasiyaye ma sidaan caqliga kugu saday mise colaadaada cuud kale anoon sheeganiyo ciirsi kale toona caro edegna aadmiga ku nool aan cidkugu doorsan iyo u coldhanshuu ahaa caashaqan hurayee haba culin lahayda intan heeso ku cataabay
Queue is empty
-- / --