VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta laba wajiile - Lyrics

dadkaa dhawr wajiiliyo waxa jira dhadhamadaa dharaaraha ladnaanshaha dhac dhacaaga urursada waxse kala dhamaataan marka jeebku dhiib gabo shilin waxa ku dhaafsada ruux u dhalasha kuu xiga oo dhuuni kaa jecel ruux kuu dhawaabaa mar dhibsada libtaadoo dhabar jabinta kugu dila cadaw dhimashadii rabay ruuxaad ka dhicisaa isaguna ku dhaawaca dharaaruhu u xumaa ruux dhulka aad ka qaado waxa jira dhib kula jecel dhaankaaga ruuxaad heeryayso dhinac tidhi ayaan dhuunta kuu qoyn dhabta kaad ku qabataa adigoo dhudhumo jaban cidla kaaga dhuuntoo dhurwaa kaaga taga bahal ana dhabana hayskii dhacdadiyo xasuustii ma ilaawin dheeshaad igu kala dhantaashoo waxaan aan dhursugaya nabsi kuu dhitaysnaa markaad dhaxasho aayaha
Queue is empty
-- / --