VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ladaneey - Lyrics

bildhaan quruxeey bilicda nuuraay biyaha dahabkeen lahayn badhaxeey edaab badaneey astaan bilaneey iftiinka baxaay bilaan dhicineey adaan ku boqree ladaneey ii baano jacaylkaan beernay baxnaani maanta ka dhawr basaastoo bogaaga seexi jacaylka bilaay bogsiiya naftaay dareen badoo ku beeran jidhkaay bu'daa wadnahaay bartaa qalbigaay bishaaro dhabaay dhashii boqorkaay
Queue is empty
-- / --