VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muna - Lyrics

muunaay dhaladeey dhashii nasabkaay duntii dhidigaay dhaayaha nuurkaay dhabeel sharaflaay dhameel quruxlaay dhabada khayrkaay dhaliil tiraneey dhankagya bilaay samaha dhaadaay hidaha dhawraay caawaynu dhisnaye aroos dhumuc wayn muunaay muunaay dhooleey dhirtoo ubaxlaay dhigtii udubkaay dhismaha qoyskaay dhaawaqa asturaay dhabada toosaneey dheemantii afrikaay dadkaba dhaafsaneey
Queue is empty
-- / --