VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta muqdisho - Lyrics

inanyahay dareenkiyo damac iga tanwayniyo dookhaa ku raacoo naftu way ku doontaa kalgacayl da waynbaa igu kaa dul qaadee dagi maayo jeeraan doogii dhulkeeniyo dugsi kaaga dhigo xamar waa nabad dalkeenii daafaha aduunkiyo muqdishaan damaashaad u dalxiis tagayna dawooy xeebta liidaay ku dabaalanaysaa dayniile iyo hodan warta nabada waad dagi qalbi daacad kuu aan diyaar kaaga dhigayoo wada jir dadeediyo docdaa wada jireediyo taxda daareheedaan durmaan kaaga tumayaa
Queue is empty
-- / --