VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta muqdisho kaama dhoofo - Lyrics

masiirka jacaylka riyaan ku maqnaaye miyay ila joogtay ma daalo ma daayo mida i maan qaaday haween lamid maha muuqaal quruxdeeda miisaan hadalkeeda ayaan midabkeeda xiskayga ku maroojay ma dhaafo muqdisho kama dhoofo dareen miray laabta ayaan ma iloobo mid kale uma quudho jacaylka midooba cidii ku mashquusha max kamad hala saro ma joogo ma jiifo midka i calaf saaray muraadkii i dhaafi marinka nolosheeda mudada lama baajo mawlaha amarkiisa waxaad mudan doonto
Queue is empty
-- / --