VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mushtaaq - Lyrics

Haddaan muuqa sagalkiyo Maanka ubaxa uduga leh Iyo midabka daa uus Saddexadaba marwada helay Macna quruxi leediyo Miisaanka sharafeed Adigaa mulkiyayoo Maskax suubaniyo Maan garasha dheer badi Sida ceel mahwiya beey Qalbigayga muxibadu Uga maaxataayoo Mataanteeydii baa tahee Adigaa mudnaaniyo Hugoobay sidii mayay Hilowgaaga meeldheer Naftu kaaga muhataa Magli kuma huraayee Meelkastaba ha joogtee Adduunyadana muggeedana Midaan gacalo kula simo Mushtaaqeey kumaan arag Sida ceel mahwiya beey Qalbigayga muxibadu Uga maaxataayoo Mataanteeydii baa tahee
Queue is empty
-- / --