VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naalo - Lyrics

adigaa hir doogliyoo hoobaan ka muuq dheer hogol lagu qaboobiyoo hibo lagu nastaad tahee inta gabar hanaaniyoo haybad lagu majiirtee qurux lagu hagoogaay naalooy hooda dheetahee adigaan had iyo jeer sida hogol caleen dheer kuugu soo hirtaayoo haqab tiraha naftaydee adigaa han iyo dookh hoogaansho noolaa adigaa hidiyo sharaaf dhaqan kugu hubaayo cidi kula hal maalayn adigaa hab nololeed haladeey ku dhaqi kara adigaa haween ugub naalooy uhoreeya idilkod adigaan had iyo jeer sida hogol caleen wayn kuugu soo hirtaayoo haqab tiraha naftaydee
Queue is empty
-- / --