VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabsigaygu kuma dilo - Lyrics

Inkastood kaldeeq iyo Dajiyiyo ahayd mudan Naf nafteeda diidaa Waxay doonaysaa Maqan x2 Ugu maad dan seegine Daruufaha xalkoodii dan Taadaad ka raacdoo qof Daneeya maad noqon X2 Iminkana darmaan yahay Xumaan kuguma durayo Waxad tahay duxdayda Hooyadooda dihatayee X2 Nabsigaygu kuma dilo Intaad dunida noshahay Damaashaad kusii farax X2 Inkastoo dabiib iyo dawo Aadan ii noqon nacayb Kuguma durayoo waxan Door bidaa jira x2 Naf wanaagu daahiray Durbaan xumo maqaade Cafis baan ku daayee Wixi dhacay kadiga rogo X2 Iminkana darmaan yahay Xumaan kuguma durayo Waxad tahay duxdayda Hooyadooda dihatayee X2 Nabsigaygu kuma dilo Intaad dunida noshahay Damaashaad kusii farax X2
Queue is empty
-- / --