VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nacabka - Lyrics

Sidii ubax jaadba jaada Hadaan kuu jiidanaayo Markaad aniga ila joogto Cishqaa igu laba jibaarma Jidkan siduu yahay bogaagu Hadaan laabtaada jiifo Jago kaa siiyay maanka Janada qalbigan ku seexshay Intii neceb wada jirkeena Ama se jecel kala jabkeena Intaad dhagta jalaq u siiso Nacabka ha u jabin jacaylka Jaleecada daymadayda Hadaad naxariis jaraysid Naftaydaa jamashadaada Jidhiidhico xaad istaagta Jidiinka hadaad ka soontay Dartaa anba jiif u seegay Hadaan ahay jeex naftaada Jidhkaygaad tahay badh
Queue is empty
-- / --