VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta nageeya - Lyrics

kol hadaan nageeyaay nasiibkayga kugu helay ha ku naaxo caashaqan niyadiyo qalbiga dagay arag sidaha nuurkaay nafta wehel la noqotaye waligaa la nooloow hanaga yeelo wayynana labadii ka nabad gala naxliga dunida yaale nimcadiyo badhaadhaha ku nastee wax dhiba arag nasrigii jacaylkiyo muda naawilaayaay ha ku naaxo caashaqu roobkiyo naqa u da ay naruuradii kal gacalkaay neecawda caashaqa waligaa la noolow
Queue is empty
-- / --