VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Noloshu wehel bay rabtaa - Lyrics

Noloshu wehel bay rabtaa Qofkuu nugul bay rabtaaa Naf ay jeceshahay rabtaayee. Haduu kugu simo nasiibku Nagaasho fog bay rabtaaa Niyada qoys lagu dhisiyoo Kalgaceyl naxariisleh iyo Nolosho daacad bay rabtaa. Nasteex loo wada dhanyiyo Nusqaantoo laga jiriyooo Nuruuuro san bay rabtaaa Nololi dadaal bay rabtaaa Sidaa labaddii nogotaana Neecawdeeday helaan. Nololi nal ifay rabtaa Nuur aan damin bay rabtaa Naaliyo farxad bay rabtaaye. Halkuu nabdiggaagu rabo U noqo daacad bay rabtaa Nadar loo wada galiyoo Nacaybkoo laga jiriyo Nololi jaceyl bay rabtaa.
Queue is empty
-- / --